waraysi//mudane cawad axmed cashare oo kala qaybgalay golaha1960 xuska maalinta aasaaska ururkii :s y l:
|Mudane Cawad Axmed Cashare waa siyaasi wakhti dheer ku soo jirey siyaasadda somaliya ,Cawad wuxuu ka soo qaybqaatay halgankii loo galayxoriyadda ay somalidu godka ku tuurtay.Ka dib burburkii dowladdii somaliyeed 1991kii Cawad wuxuu ka mid noqday ururadii shirarka badan isugu yimid dalka dibadiisa kuwaasoo raadinaayey bal in mar uun somaliya dowlad yeelato mar labaad.
Cawad axmed Cashare wuxuu ka mid ahaa dadkii aasaasay dowladda puntland oo uu ka noqday wasiir,sidoo kale Cawad in muddo ah wuxuu ahaa xildhibaan ka tirsan xildhibaanadii dowladda federalka somaliya.