waraysi/Wasiirka wasaaradda dekedaha iyo la dagaalanka burcad badeeda Mudane Cabdullahi Jamac Saalax ,golaha1960 Mohamed Hassan | May 30, 2016 | Wararka, Waraysi | No Comments Wasiirka Dekedaha iyo la dagaalanka burcad badeeda Mudane Cabdullahi Jamac Saalax ayaa waraysi siiyey Golaha 1960 .golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu kaga warbixiyey balaarinta dekeda Boosaaso ,mushruuc maalgashi oo ay ganacsato u dhashay dalka Sacuudi Carabiya ay ka samaynayaan Gobolka Mudug sida dekeda garacad iyo mashaariic kale oo iyana laga hirgelinaayo isla Gobolkaasi Mudug.Xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Puntland Weriye Dhegood Related Posts madaxweynayaasha laftagareen iyo waare oo ka hadlay arinta ceyn cafinta somaliya No Comments | Mar 27, 2020 waraysi/ waxaa waraysi siiyey golaha1960 gudoomiyaha gobolka sanaag Maxamud Ciyoon uu kaga hadlay duulaanka goni ugoosadka somaliland ku soo qaaday gobolada sanaag iyo hayland ee dowladda puntland No Comments | Jul 21, 2016 DEG DEG VILLA SOMALIA OO RAALIGELIN KA BIXISAY HADALKII GUULWADE KANA SAARTAY GUDDIGA WADAHALADA SOMALIA IYO SOMALILAND No Comments | Jan 22, 2020 Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo ku guuleystay dajinta xaalada Baledweyne No Comments | Aug 23, 2021 About The Author Dhegood Add a Comment Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment:*Name:* Email Address:* Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.