Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Wasaaradda Arimaha Gudaha ee DFS “Ma Aqbali doono Natiijada Doorashada Jubbaland”

Wasaarada Arimaha Gudaha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya sheegtay in aysan aqoonsan doonin natiijada ka so baxda Doorashada Jubbaland hadan la fulin qodobo dhowr ah oo ay wasaaraddu soo saartay.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wasaaradu ka walaacsantahey Cabashooyinka ka soo yeeraya Odayaasha dhaqanka, Masharixiinta iyo Bulshadda Jubbaland ee ku aadan habka ay doorashadda Jubbaland u socoto.

Qoraalka ayaa wasaaradda arimaha Gudaha Jubbaland loogu baaqay in ay inta ka harsan waqtiga doorashadda Jubbaland ay wasaaraddu ku diyaariso doorasho loo dhanyahey.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *