Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Wasiir ku-xigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Sucaad Saalax Xaaji Nuur ayaa booqosho ku tagtay magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag.

Wasiir ku-xigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Sucaad Saalax Xaaji Nuur ayaa booqosho ku tagtay magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag.Boqashada waxa ku weheliyey Wasiir ku-xigeenka Tamatarta, Macdanta iyo Biyaha Maxamed Bashiir C/laahi iyo Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi.Boqashada Wasiiradda ayaa qayb ka ah Ololaha Dowalada Puntland kaga hortageyso waxay ugu yeedhay "Faragelinta Maamulka Somaliland ku hayso Gobolka Sanaag" laguna sugayo amaanka.Wasiir Sucaad ayaa u kuur gashay xaaladda deeganada ay booqatay, waxayna la kulantay Nabadoono, guurti iyo Odayaal ka tirsan degmada Yubbe iyo unugyo ka mid ah ciidanka difaaca deeganka ee is abaabulay.Dabaraani Media Incđź“·đź“˝ Cumar Binu C/casiis.

Posted by Dabaraani Media Inc on Sunday, June 9, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *