Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

wasiirada arimaha gudaha ,xanaanada xoolaha iyi wasiiro kale oo puntland ah ayaa gaadhey magaalada xingalool

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuquraadiyeynta dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soodhaweeyay magaaladda Xingalool waxayna kulamo la qaateen maamulka iyo shacabka magaaladaasi

Posted by Puntland State TV on Sunday, November 3, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *