Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

wasiirka amniga puntland , sanatarada iyo xildhibaanada federalka somaliya oo hambalyo u diray ciidamadii gobolka sanaag ee —

WASIIRKA AMNIGA PUNTLAND

Badhan, Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Maxamed Galan ayaa hambaliyo iyo bogaadin u diray ciidamada iyo saraakiisha Gobolka sanaag ee kusoo biiray ciidamada Puntland iyo madaxdadii hawshaas ka shaqaysay.Zuldaan Photograph – Dabaraani Media Inc

Posted by Dabaraani Media Inc on Sunday, August 25, 2019

sanatar Saciido Xasan Cismaan

Daaw: sanatar Saciido Xasan Cismaan oo Golaha Aqalka Sare ka Mid ah Lagana Soo Doorto Gobalka sanaag Ayaa Madaxda Sare ee Puntland ugu Baaqday in Ciidamada Ka soo Goostay Somaliland Xaquuqdooda si Siman loo Siiyo.Zaki Sanaag Dabaraani Media Inc

Posted by Dabaraani Media Inc on Sunday, August 25, 2019

Xildhibanad Canab Cismaaciil

Xildhibanad Canab Cismaaciil oo Golaha Shacabka ka mid ah Lagana Soo doorta Gobalka Sool ayaa Talaabo bilow Horumar ah ku tilmaantay Saraakiisha iyo Ciidamada ka soo Goostay Somaliland ee ku Biiray PuntlandZuldaan Photograph Dabaraani Media Inc

Posted by Dabaraani Media Inc on Sunday, August 25, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *