Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/Aqoonyahan Faysal cabdi rooble ayaa golaha1960 la wadaagey talo ku socota M/weynaha iyo R/wasaaraha iyo booqashadii madaxa Q/midoobey

faysal rAqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa kala hadlay Madaxda Somaliyeed iyo dhamaan ummadda somaliyeed meelkastooy joogaan Golaha1960 ,golaha codka shacabka Somaliyeed iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan.

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble  oo had iyo jeer wakhtigiisa  u hura ummadda Somaliyeed ,kana talo bixiya Arimaha had iyo jeer ku soo kordha dadka iyo dalka Somaliya ,Ugana lato bixiya tubta ugu  Wanaagsan in lagu maareeyo arimahaasi si looga miro dhaliyo .Barnaamijkanna waxaanu kaga waraysanay arimaha ay ka mid yihiin

a)Talooyin uu u diray  Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha somaliya

b)Macaluusha somaliya ka taagan  maxaa hadda uun loo ogaadey

c)Xoghayaha guud ee QM  booqashadii uu ku tegey Somaliya waxay saamayn ku yeelan kartoka bixidda macaluusha iyo abaaraha soamliya ka jira.

Weriye Dhegood

Puntlandes.com,Saadaalnews.com.Arrimaha.com iyo Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *