Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/dhismaha ciidan somaliyeed oo tayo leh:kornayl c/llahi cigaal(cagaaran) & kornayl siciid maxamed c/kariin(care)

ciidamada

Barnaamijkan oo aad u xiisabadan waxaa talo soo jeedin uGu gudbiyey madaxda Dowladda federalka somaliya iyo madaxda ciidamada somaliya  Kornayl C/llahi Cigaal( Cagaaran) iyo Kornayl Siciid Maxamed C/kariin (Caare) Sida uGu haboon ama uGu wanaagsan oo loo dhisi karo ciidan somaliyeed oo tayo leh.

Waxaan ognahay in hadda Ciidamada jooga Dowlad goboleedada iyo federalka ay yihiin ciidamo qabiil oo aaney ahayn ciidamo qaran somaliyeed

Weriye Dhegood

Puntlandes.com Saadaalnews.net,Arrimaha.com iyo Golaha1960.com .

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *