Wararka
Sida ay sheegeen saraakiisha dowladda Soomaaliya, gelinkii dambe ee shalay ayaa tuulo lagu magacaabo Aala-fuutow oo qiyaastii 65-KM dhanka galbeed ka xigta degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose
Read More
Wararka
Warbixinta Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka ayaa looga hadlay wararka sheegaya ku lug lahaanshaha Ciidamada Eritrea dagaalka Tigray iyo in Ciidamo Soomaali lagu arkay
Read More
Wararka
taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Xijaar ayaa ciidamo suga ammaanka geeyay barihii hubinta ee ciidanka Asluubtu ka joogeen Waddada hormarta kawaanka malayga, Maxkamadaha, Xabsiga dhexe iyo Dekadda weyn
Read More
Wararka
Beesha War-sangeli oo kamid ah Beelaha deegaanada Badan ku leh Gobolka Sanaag, Ayaan wax Xildhibaan ah ku yeelan Somaliland , Kadib Doorashadii dhowaan dhacday, Waxaana Puntland oo Arintaasi
Read More
Wararka
Madaxweynaha Dawladda Itobiya Sahle Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhindoona dalkaasi Itoobiya Danjire Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee SEIT oo ka kooban 8 xubnood. Maamulka Puntland
Read More
Wararka
Qoraal war gelin ah oo mar kale ka soo baxay Guddiga Qaranka Tacliinta Sare ee wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ayaa loogu yeeray qaar ka mid ah Jaamacadaha ka
Read More