Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Wufuudii shirkii kismaayo ka qayb galay oo dib ugu noqotay maamuladoodii

Ka dib hungowgii iyo go’aan la’aantii shirkii madasha wadatashiga  magaalada kismaayo,ka dhashay

waxay dib ugu kala dhoofeen madaxdii ka qayb gashay maamuladii ay ka soo dhoofeen ,halka hogaamiyayaasha dowladda federalka ay magaalada muqdisho u dhoofeen.

Waxaa magaalada Bosaaso lagu soo dhoweeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka puntland Cabdiweli gaas.halkaasi oo ay garoonka diyaaradaha Bosaaso ku soo dhoweeyeen Madaxweyne kuxigeenka ,qaarka tirsan golaha wasiirada iyo dadweyne aad u fara badan  oo garoonka soo dhoobtay.

Sidoo kale Madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan ayaa isna magaalada Baydhabo  ay ku soo dhoweeyeen Qaar ka tirsan golihiisa wasiirada iyo dadweyne fara badan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *