bar//kororso aqoontaada /waraysi Q,2aad/Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo waraysi siiyey golaha 1960 ku saabsan dastuurka somaliya
Barnaamijka kororso aqoontaasa Q,2aad ,todabaadakan waxaa marti noogu ahaa Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo aad uga waramay qaabka uu yahay hadda dastuurka federalka somaliya iyo qaab awoodeedka madaxweynahu u isticmaalay dastuurka .Sidoo kale Garyaqaan Cabdiwaaxid wuxuu aad uga hadlay waxyaalaha faraha badan ee u baahnaa in wax laga qabto ee uu timaamayo Dastuurku
Waraysiga waxaa inoo qaaday AQOONYAHAN YALAX
