cod/barnaamijka soo noolaynta wadaniyadda iyo is jeclaysiinta ummadda somaliyeed ee golaha1960
|Barnaamijkan aanu kaga hadalno soo noolaynta wadaninimada iyo is jeclaanta ummadda somaliyeed oo ay iska kaashadaan soo bandhigidiisa Golaha1960,iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin .
Barnaamijakan oo aanu kaga hadalay DARDAARAN IYO TALO LOO JEEDIYEY BAARLAMAANKA CUSUB IYO WAXA AY SHACABKA SOMALIYEED KA SUGAYAAAN ,MAADAAMA UU BAARLAMAANKII HORE IYO HOGAANKII HORE AY KA QUUSTEEN ,AYNA KA WAAYEEN WIXII HORUMAR AHAA EE AY KA SUGAYEEN.
Barnaamijakan waxaa ka qayb qaatay Aqoonyahanada ,siyaasiyiinta Golaha1960, Sida Sheekh Dalmar,Aqoonyhan Cagaaran,Siyaasi Xaaji Caare
Weriye Dhegood
Puntlandes.com, Saadaalnews.net,Arrimaha.com iyo golaha1960.com