Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ danjire c/kariin aw cali oo dawlada ku dhaliilay waxqabad la’aan iyo inaaney dowladu meel cad iska taagin faragelinta wadamada shisheeye

Waraysigan oo laba qaybood ah  uuna Danjire C/kariin Ow Ali  siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugu dhaliilay Dowlada iyo baarlamaankaba taasoo uu sheegay inaaney ku talaabsan mudadii ay jireen wax la taabankaro oo ka jawaabaya baahidii dowladnimo ee ay dadweynuhu ka sugayeen. Sidoo kale Danjire Cabdikariin Ow Cali wuxuu tilmaamay in aaney  dowladu meel cad iska taagin farageinta ay dowladaha shisheeye ku hayaan dalka somaliya sida dowladaha Deriska ah iyo kuwa kaleba, Sidoo kale wuxuu tilmaamay iney dowladu ka gaabisay midaynta dadka iyo dalka somaliyeed loona baahan yahay in dadka loo sameeyo dib u heshiisiin dhab ah si bulshadu si wadajira dib ugu dhistaan.

Q 1aad

Q 2aad

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *