Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

wefti dhaqan oo ka socda dalka imaaraadka ayaa soo gaarey magaalooyinka badhan iyo qardho

Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan ayaa  Qada Sharaf ugu Sameyey Qasriga uu ka Degan Yahay Magalo Madaxda labaad ee Gobolka Sanaag ee Badhan, Wafti Baladhan oo ka socaday Mid ka midda Hay’adaha Deeq Bixiyaasha Ee Dowladda Imaaradka Carabta oo mashariic horimarineed ka fulisa goboladda Sanaag , Haylaan iyo Bari waftigaas oo uu hogaaminayo Shiikh Khalid oo manta ka soo Degay garoonka Diyaradaha ee Magaladda Badhan

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *