Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

xaflad balaaran oo loo qabtay ciidamado s/land uga soo wareegey puntland oo ay ka qaybgalay gudoomiyaha baarlamaanka puntland

https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2056403841329931/

Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee gobolka Haylaand ku soodhaweeyay Talliyayaashii maamulka Soomaaliland ugu magacawnaa gobolka Sanaag oo dhawaan xilalkaasi iska casilay kuwaasi oo hogaaminayay Ciidan badan iyo gaadiid dagaal

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *