Wararka
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray, Fariisimaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Kormeerka waxaa Madaxweyne
Read More
Wararka
safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Qin Jian Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Qin Jian, ayaa caddeeyay in dowladda iyo shacabka Shiinaha ay ka go'antahay garab istaagga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.
Read More
Wararka
Wasiir Bidhaan waa in uu ka bixiyaa Raali Galin Hadalkan oo GAF Ku ah Dawlada Puntland inta uu joogo Puntland , Hadalada qaarkood waa in laga fiirsadaa hadaa
Read More
Wararka
Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad "Safarka madaxweynaha Puntland ee Muqdisho waxaan caddeynaynaa inuusan ahayn safar shaqo iyo wadahadal lala galayo DFS balse waa mid u
Read More
Wararka
Waxaa maanta la shaaciyey Liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlmaanka Labaad ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Kadib markii markii uu dhamaaday Wakhtigii la doortay Xildhibaanadii Hore ee Koonfur Galbeed.
Read More
Wararka
Toos Garowe Toos Garowe:-Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland oo shir jaraa'id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa si rasmiya u shaaciyay urur-siyaasadeedyada ay diiwaan-geliyeen saddexdii bilood oo la
Read More
Wararka
Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo xiray Shirka Wadatashiga Puntland. Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo xiray Shirka Wadatashiga Puntland.https://youtu.be/AmE0EhQeR5Q
Read More
Wararka
Suldaan Siciid Cabdisalaam "Somaliya Waa In La Mideeyo" Suldaan Siciid Cabdisalaam "Somaliya Waa In La Mideeyo" Posted by SBC Somali TV on Tuesday, March 17, 2020
Read More