Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa goob-joog ka ahaa hishiis rasmi ah oo gelinkii danbe ee
Ciidamada Booliiska Kenya ayaa gellinkii dambe ee maanta Xabsiga kasii daayay Xildhibaan Billow Kerrow oo laga soo doorto magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari waddanka Kenya, ka tirsan xubnaha
Maanta oo kale, 10-ka bisha December waxay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee Xaquuqda Aadanaha Dunida, waxaana xaflad lagu xusayay maalintan oo ay soo qabanqaabiyay xarunta Somali
Xukuumadda Somaliland ayaa ka Hadashay Nin u dhashay dalka Itoobiya oo dhawaan lagu dilay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Wasiir-ku-xigeenka amniga Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye oo warbaahintu ay
Senator-ka magaalada Mandheera, Billoow Aadan Kerrow iyo saddex xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha laga soo doortay gobolkaas, ayaa la sheegay in lagu xiray Magaalada Nairobi xilli ay ka
Shacabka Rwanda ayaa Toddobaadka soo socda u codeyn doona isbedelka lagu sameeyay dastuurka waddankaas, kaasoo madaxweyne, Paul Kagame u ogolaanaya inuu mar saddexaad u tartamo hoggaanka Rwanda, sida
Maamulka Puntland ayaa digniin ka bixisay isku-day ay sheegtay in Somaliland ay ku doonayso inay shidaal uga baarto deegaanka Holhol oo ka tirsan gobolka Sool. Wasiirka arrimaha gudaha