Wararka
Kheyre R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Deg Deg ah oo looga hadlayo dhibaatada fatahaada webiga shabeelle la qatay i Safiirradda Dalalka Caalamka u jooga Soomaliya .
Read More
Wararka
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin ayaa warbaahinta u sheegay in tirada dadka ka barakacay fatahaada magaalada qiyaastii gaarayaan 9000 oo ruux kuwaa oo maciinbiday deegaannada dulleedka
Read More
Wararka
Madaxweyne kuxigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey ayaa furaya shir gaar ah oo looga hadlayo Ammaanka Soomaaliya oo dhan, kaas oo ay ka soo
Read More
Wararka
24 April 2018 (Puntlandes) Shirkii sannadlaha ahaa mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee uu baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland ee Capacity Injection Project (CIP) ayaa maanta ka
Read More
Wararka
Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya laamaha amaanka Dawladda Kenya ayaa maanta joojiyay munaasabad uu Halkaasi ku Qabsan lahaa Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame. Ciidamada amaanka Kenya ayaa amar
Read More