Hunnan Soomaaliya oo Khayraadkeeda Kusoo Bandhigtay bandhig Carweed lagu qabtay Shiinaha.#NabadIyoNolol#TubahaQaranka Posted by Mahdi M. Gulaid on Thursday, June 27, 2019 Shiinaha iyo Afrika ayaa samaytay madal iskaashi
Masuuliyiin katirsan gollayaasha Dowladda Puntland iyo qaybaha bulshada Caasimadda Garoowe ayaa ka qayb qaatay soodhawayn loo sameeyay saraakiishii ciidan ee dhawaan ka baxay maamulka Soomaaliland kuna soo biirayciidamada
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka sameeyey degaano ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe oo ay ku sugnaayeen Alshabaab. Howlgalkan ayaa intiisa badan waxaa laga sameeyey degaano hoostaga
Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland si diirran loogu soo dhoweeyey Saraakiishii dhowaan kasoo wareegtey Somaliland iyo guddoomiyihii gobolka iyo ciidamo ay hor ka cayaan kuwaas
War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska UNSOM ayaa loogaga hadlay imaanshaha wakiilka cusub ee gaarka ah ee dhowaan la soo magacaabay. WAR-SAXAAFADEED 08/2019 Wakiilka Cusub ee Gaarka ah
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay go’aanka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ay ug doorteen Kenya si ay u hoggaamiso la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda
Dawladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaantay Wadahadal la sheegay inay Nairobi kula yeelan doonto Somaliland, Kaasi oo Warbaahinta ay u sheegeen Masuuliyiinta Somaliland. War kasoo baxay