Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dawladda Soomaliya oo War kasoo saartay Go’aanka Kenya ku Hakisay Duulimaadkii Tooska ahaa [Akhriso]

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa war-saxaafaddeed ay soo saartay uga hadashay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi.

Xukuumadda somalia ayaa go’aankaas oo ku tilmaamay in uu yahay mid siyaasadeysan, xiriirna lala sameyn doono hey’adaha ay khuseyso arrintan.

Halkaan ka Akhrisoo war-saxaafadeedka dowladda Soomaaliya ka soo baxay.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *