Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

DF-Somalia oo u yedhay Haweenay u Fadhiday Geneva oo Ka aamustay Go’aan Trump looga soo Horjeeday

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa si deg deg ah loogu yeedhay Faaduma Cabdilaahi Maxamuud oo ah Safiirka Soomaaliya ee Magaalada Geneva.

Sidoo kale Faadumo C/llaahi Maxamuud ayaa ka tirsan Xarunta Qaramada Midoobey Ee xuquuqul Insaanka ee magaalada Geneva.

Tallaabadan ayaa ka dambeysay, kaddib markii Safiiradda ay ka aamustay go’aankii Trump looga soo horjeeday ee ahaa inay Israa’iil leedahay Buuraha Golan Heights.

Dowlada Soomaaliya ayaa kamid noqotay shan dal oo ka aamusay codeynta cambaareynta go’aanka Maraykanka, waxaana go’aanka dowlada amakaag iyo lama filaan ku noqotay Wadamada Islaamka.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *