fariin uu mudane cabdiraxman sheekh maxamud (faroole)u dirayo ummadda somaliyee
|Cabdiraxman Sheekh Maxamud (FAROOLE) oo leh waayo aragnimo siyaasadeed iyo ,hogaamineed oosomali isla wada qirtay ,ahaana madaxweynihii dowladda puntalnd,haddana ah musharax u taagan madaxweyne nimada dalka somaliya ee la filayo in loo tartamo bisha sideedaad ee sanadakan. 8/2016.
fariintan uu ummadda somaliyeed u dirayana wuxuu kaga hadlayaa,arimo dhowra oo la xiriira doorashada soo socota ee 2016ka.