Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi /aqoonyahan c/qaadir sheikh (jengeli) oo ka waramay musuqmaasaqa ,rajo xumada iyo sharcidarada haraysay doorashada 2016ka ,kaasoo uu ku soo bandhigay golaha1960

jengeliWaraysigan oo aad u xiisa badan  Aqoonyahanku wuxuu aad ugaga hadlay sharci darada ay masuuliyiinta somaliyeed ku haystaan kuraasta sida madaxweyne Xasan iyo dowladda uu hogaamiyo Cumar Cabdirashiid.

  Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday musuq maasaqa hareeyey doorashada Baarlamaanka ee ka socota dowlad goboleedada iyo dib u dhaca had iyo jeer ay dib u dhacayso doorashada madaxtinimada somaliya.

waraysigan oo uu siiyey Websaydhada golaha1960 iyo kuwa ay xiriirka leeyihiin  golaha1960.com ,Arrimaha.com,puntlandes.com iyo saadaalnews.net

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *