Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ garyaqaan cabdiwaxid cabdullahi oo si qota dheer u sharaxay dhibaatooyinka mustaqbalka uu u keenayo heshiiska itoobiya dadka iyo dalka somaliya

  Waraysigan oo uu Garyaqaan Cabdiwaxid Cabdullahi Warsame siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu si cad ugu bayaamiyey dadka Somaliyeed dhibaatooyinka mustaqbalka uu u keenayo heshiika ay dowlada Somaliya iyo Itoobiya ay ku kala saxeexdeen magaalada Muqdisho,marka la eego ogolaanshaha Itoobiya loo ogolaaday iney maalgashato Dekedaha dalka Somaliya ,isdhexgalka bulshada, Furashada qunsuliyado u adeega dowlada Itoobiya Gobolada Somaliya iyo isu socodka labada dad shuruud la’aan iyo arimo badan oo kale oo heshiiskani xambaarsan yahay.Sidoo kale wuxuu sheegay in aanu ku jirin heshiiskan hal qodob oo dalka Somaliya dani ugu jirto.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *