Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) iyo Golaha Aqoonyahanka

November 12, 2016- Waxa u suurta gashay Golaha1960 inaan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanno Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey). Sidoo kale waxa barnaamijka qayb weyn ka qaadanaya Dr. Udub Mukhtar, Proffesor Cabdirashiid Geyre iyo sidoo kale Dr. Xuseen Warsame.

Guddoomiye Xaliimo oo booqasho Maraykanka ku soo gaadhey ayaa si qoto dheer uga warrantay hawlaha ay ku maraysay dalal badan si aqoonta iyo khibradaha shaqo ee guddiga looga baahan yahay loo meel mariyo. Guddoomiyo Xaliimo iyo Aqoonyahamiinta ayaa arrimo badan oo u baahnaa iftiimin, gaar ahaan dhanka Dastuurka wax ka beddeliddiisa la beddeley, samayntii Madasha Hoggaanka Qaranka, u madax bannaanida Guddiga Doorashada hawlaha hor yaalla iyo guud ahaan sidii Soomaaliya loo gaarsiin dawlad rasmiya oo salka loo dhigo. Bogga Arrimaha.com ayaan isagana waraysigan ku soo bandhigi doonnaa, sidoo kale Puntlandes.com iyo kuwa kaloo fara badan.

Halkan ka dhegeyso waraysigii oo dhammays tiran.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *