waraysi//mudane Ibrahim Yusuf farax oo ka mid ahaa madaxdii wasaaradda arimaha dibada ayaa waraysi siiyey golaga 1960
|Mudane Ibrahim Yusuf Farax (Ibrahim dheere)oo ka mid ahaan jirey madaxdii safaradii somalida ee dalka Maraykanka dowladdii rasmiga ahayd ee uGu dambeysey ,ayaa waraysi siiyey Golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu kaga waramay dhamaan gobolada somaliya oo uu socod ku soo maray.dhinacyada nabadagelyada ,humarka ,iyo dadweynaha iyo dowladda hadda Jira