Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/musharax cabdiweli warsame oo u tartamaya gudoomiyaha degmada kismaayo ,isagoo ah gudoomiyaha ja’liyada j/land ee n/amerika.

Waraysigan uu gudoomiya jaaliyadda Jubaland ee woqooyiga Amerika sidoo kalena ah gudoomiyaha bulshada rayidka ah ee reer Jubbaland (JUNSON) Mudane Cabdiweli Warsame  Siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,kaasi oo uu kaga hadla xafladaha lagu taageeraayey musharaxnimadiisa oo ka kala dhacay dalalka Maraykanka iyo Keneda,Sidoo kale wuxuu ka hadlay Sababaha ku kalifay inuu isu sharaxo jagadaasi iyo waxyaabaha uu rabo inuu u qabto dadka somaliyeed ee ku nool magaaladaasi Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *