wasiika gaashaandhigga dowladda federalka somaliya oo lagu soo dhoweeyey kismaayo
Wasiika gaashaandhigga dowladda federalka somaliya oo la socdaan siyaasiyiin badan oo kasoo jeeda beesha sede ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada kismaayo ,
halkaasoo oo uga socdo shir dib u heshiisiineed beesha sede ,shirkaas oo ayaamahan uga socdey magaalada kismaayo beeshaasi .shirkaasi oo uu horay u furay madaxweynaha jubbaland
Axmed Islan Axmed Madoobe.weftiga maanta kismaayo gaadhey waxaa ka mid ah ,cabdi shire,Janaraal Cali madoobe iyo siyaasiyiin kale .
