bar 2aad : dood wadaag oo aqoonyahanada somaliyeed ku soo bandhigaan golaha1960:prof C/rashiid C/raxman(GEYRE) ,dr C/kariin Axmed Maxamed,Dr maxamud cali geeldoon
|barnaamijkan DOOD WADAAG oo ah barnaamij ay aqoonyahanada somaliyeed kaga doodaan hadba arimaha siyaasadeed ee bulshada somliyeed su’aalaha badan iska weydiiyaan,
barnaamijkana waxaa marti noogu ahaa golaha1960
Prof:Cabdirashiid cabdiraxman Warsame, DR Cabdikariin Axmed Maxamed iyo Dr; maxamud Ali Geeldoon.