waraysi/ aqoonyahan cabdulqadir jengely ,shirkii dowlada ee dalka biljim,maxay ka qabteen somaliya u s a,china
|Waraysigan Aqoonyahan Cabdulqadir Jengely siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu kaga hadlay shirkii dhowaan dowlada somaliya iyo dowlad goboleedada loogu qabtay dalka Biljimka,Maxaa somaliya faaiido uGu jirey ,qodobadee uGu muhiimsanaa,iyo muxuu kaga duwanaa shirarkii hore ee somalida loogu qaban jirey dalalka dibada.
Sidoo kale wuxuu kaga hadlay Taariikh ahaan dalalka Maraykanka ,Shiinaha iyo wadamo kaleba waxqabadka muuqda weli iyo kan qarsoonaaba ee ay dalka somaliya iyo dadkiisaba u qabteen sanadihii hore.
Weriye Dhegood.