waraysi/ aqoonyahan c/qaadir jengeli ayaa ka hadlay khilaafka dowlada dhexe iyo dowlad goboleedada,socdaalka madaxda sare iyo burburka d/goboleedad
| Aqoonyahan Cabdilqaadir Jengeli ayaa uga waramay golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan dhibaatada qabyaaladda,burburka dowlad goboleedada waxyaabaha ay salka ku hayaan ,socdaalka madaxda sare ee federalka somaliy,saamaynta iyo ujeedada wadamada khaliijku ka leeyihiin iney dowladda somaliya ku dirqiyaan iney Qadar xiriirka u jarto iyo Gogosha dhexdhexaadineed ee madaxweynaha Jubaland u dhigay madaxda Dowlad goboleedada iyo Dowladda dhexe iyo arimo badan oo kale.
Weriye Dhegood
Puntlandobserver,saadaalnews,iyo golaha1960.com