Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan Faysal cabdi rooble : faaiidada heshiiska saddex geesoodka ah ee dalaka geeska Afrika, saamaynta jabuuti, dalaka geeska afrika iyo shiinaha

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo si xeel dheeri ah uuna ka eegay dhinacyo badan Heshiiska saddex geesoodka ah ee dhexmaray dalalka Somaliya ,Ereteriya iyo Itoobiya  ayuu Ummadda somaliyeed u soo mariyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,kuwaasoo habeen iyo maalin u soo gudbiya dadka somaliyeed Wararka,Waraysiyada iyo faalooyinka kala duwan ee faaiidada u leh bulshada Somaliyeed meel kasta oo caalamka ka joogaan.

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble wuxuu WARAYSIGAN  ku sharaxay faaiidada uu u leeyahay heshiiskani dalalka geeska Afrika dhinacyada dhaqaalaha,siyaasadda ,nabadgelyada iyo isdhexgalka bulshada ee dhinaca ganacsiga.Sidoo kale Faysal Rooble wuxuu ku dheeraaday heshiisiinta dalalka Jabuuti iyo Ereteriya iyo mustaqbalka Dalka Shiinaha iyo dalalka Geeska afrika iyo arimo badan oo kale

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *