Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble, qodobadii ugu muhiimsanaa khudbadihii ay fadhigii unta ka jeediyeen madaxweynayaasha somaliya iyo kiiniya ,kulankii labada madaxweyne newyork iyo go,aanka umran Badda

 Waraysigan aanu aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble kula yeelanay Golaha1960 ,Wuxuu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble  si fiican u sharaxay Khudbadihii ay ka jeediyeen labada madaxweyne ee dalalka Somaliya iyo Kiiniya shirkii hogaamiyayaasha aduunyadu isugu yimaadeen xarunta Qaramada Midoobey ee Newyork bisha 9/2019 (dalka Maraykanka),  Shirkaasi oo gundhigiisu ahaa Isbedelka Cimilada aduunka

Sidoo kale Labada Madaxweyne waxay ku soo bandhigeen shirkaasi aragtiyaha kala duwan ee labada dal ay kala aaminsan yihiin in lagu dhameeyo muranka u dhexeeya labada dal ee ku aadan Badda u dhexaysa ee la sugayo in maxkamadeedu dhacdo bisha 11/2019.   Sidoo kale Faysal Cabdi Rooble wuxuu ku dheeraaday qaybaha muhiimka ah ee Khudbadii madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Khudbadii uu ka jeediyey Furitaankii Safaarada dowlada Somaliya ay ka furatay Dalka Maraykanka iyo lacagta laga bixiyey.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *