Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ dr c/raxman maxamed cabdi xaashi,maxaa ka jira deyn cafiska ,sidee loo kobcin karaa dhaqaalaha dalka,shuruucda kaluumaysiga iyo mustaqbalka dalka

    Waraysigan oo aad muhiim u ah oo  Dr C/raxman M Cabdi Xashi siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,waxaanu kaga waraysanay deyn cafiska ay had iyo jeer dowlada federalka somaliya ka hadlaan waxa ka jira ,shuruudaha u hadhay ee looga baahan yahay iney somaliya fuliso,arimahaasi oo uu aad u sharaxay.

Sidoo kale wuxuu aad uga waray Dowladihii inaga bixiyey deymihii horay laynoogu lahaa heshiisyadii lala galay.sidoo kale wuxuu ku dheeraaday Maraakiibta sida sharci darada ah uga kaluumaysta badda somaliya iyo shuruucda caalimagi ah ee lala tiigsan karo. heshiisyadii Dowlada dhexe iyo Dowlad goboleedada ee kaluumaysiga iyo Arimaha mushtaqbalka dalka somaliya la rabo in wax laga qabto ee dhinacyada dhaqaalaha iyo siyaasada iyo arimo kale oo badan

Waraysigani uu ku seegin

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *