Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/Aqoonyahan siciid salax (siciid Biid)ayaa golaha1960 uga gudbiyey dadka somaliyeed sida dalka somaliya burburka uga soo kaban karo+hogaamiyaha ay u baahan yihiin

sawirka golahaBarnaamijakan (waraysigan) oo xambaarsan aqoon cilmiyeed ku aadan sida ama wadada dib loogu soo noolayn karo(dib loogu dhisi karo ) dalka iyo dadka somaliyeed ee burbursanaa mudada ku dhow 30 ka sano .Hogaamiyaha ay somalidu u baahan tahay  hadda  iyo sifaha loo baahan yahay in lagu xusho hogaamiyahaas.

Barnaamijakan oo aad u qiima badan Aqoon yahan Siciid  Saalax uga gudbiyey Golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin.

Weriye Dhegood

Web: Puntlandes,Saadaalnews Arrimaha Allsanaag,iyo golaha1960.com

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *