Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan ismacil cali geeldoon,shaqada wakiilka qaramada midoobey,dal ka saaridii somaliya iyo bahida ay dalalka aduunku u qabaan u n ka

Waraysigan uu siiyeyey Aqoonyahan Ismacil Cali Geeldoon Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan,Aqoonyahanka  oo wakhti dheer ka shaqeeyey hay,ada qaramada midoobey  aduunka. Waraysigan oo xambaarsan warar xaqiiqa ah oo ka  saaraya dadka somaliyeed mugdigii kaga jirey shaqada uu qabto Wakiilka Xoghayaha guud ee qaramada midoobey ,awoodiisa maamul heerka ay gaarsiisan tahay , erigii wakiilka qaramada midoobey ee soomaliya iyo dhibaatooyinka ka iman kara iyo warbixino kale oo xasaasiya.

, Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *