waraysi/musharax madaxweyne cabdullahi ciilmooge ayaa waraysi taariikhiya uuna kaga hadlay arimo badan siiyey golaha1960
Waraysigan uu musharax Madaxweyne Cabdullahi Ciilmooge Siiyey golaha1960.Golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada ay wadashaqaynta leeyihiin ,wuxuu aad ugaga faalooday ajandihiisa musharaxnimo iyo baahida ay dadka somaliyeed u qabaan isbedel dhab ah oo lagu sameeyo hogaanka dalka uGu sareeya si ay dadweynaha somaliyeed u helaan dowladnimo ay ku naaloodaan
Weriye Dhegood
Saadaalnews.net. puntlandes.com Arrimaha.com

