Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/musharax xildhibaan federal(jubaland) aqoonyahan asad c/risaq maxamed ,horumarinta baarlamaanka ,hagaajinta xiriirka jubaland iyo d/federalka ,

    Waraysigan uu siiyey Musharax  xildhiban baarlamaanka Federalka Somaliya(Jubaland) Aqoonyahan Asad C/risaaq Maxamed Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu kaga hadlay iney ku dhalisay musharxnimadiisa isbedeka uu u baahan yahay Baarlamaanka federalka somaliya sidii ay dalkooda iyo dadkooda ugu shaqayn lahaayeen halka ay hadda dan shaqsiya u shaqeeyaan ,ku dhiiri gelinta xubnaha kale ee baarlamaanka diyaarinta shuruucda muhiimka u ah dalka .

sidoo kale Musharaxu Maadaama uu u sharaxan yahay Jubaland inuu ka shaqayn doon hagaajinta xiriirka Dowlada federalka iyo Maamulka Jubaland oo in muddo ahba mugdi ku jirey,iyo arimo kale oo badan.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *