Wararka
Alle ha u naxariisto waxaa Caawa Cisbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka heer federaal Cabdulaahi Abyan Nuur. Xubin ka mid ah guddiga
Read More
Wararka
Doorashadii ka socotay magaalada Garoowe ee ay Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ku soo dooranayeen Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland ayaa la soo
Read More
Wararka
MADAXWEYNAHA OO SOO SAARAY LIISKA MUSHARIXIINTA KU TARTAMAYA 11 KURSI EE PUNTLAND KU LEEDAHAY AQALKA SARE.
Read More
Wararka
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliyaa Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug Guddoomiye Maxamed Cirro iyo wafdigiisa la socday
Read More
Wararka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka
Read More
Wararka
Maamul Goboleedka Puntland ayaa Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble ku garab istaagay War Murtiyeedkii kasoo baxay, kadib markii uu Ganafka ku dhuftay Go’aanadii Xalay kasoo baxay
Read More
Wararka
Wararka ka imanaya deegaanka Hareeridheere oo dhowaan laga saaray maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha ciidamada Dhulka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo madaxbannaanida dalkeenna ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay in
Read More