bar 2aad : dood wadaag oo aqoonyahanada somaliyeed ku soo bandhigaan golaha1960:prof C/rashiid C/raxman(GEYRE) ,dr C/kariin Axmed Maxamed,Dr maxamud cali geeldoon
barnaamijkan DOOD WADAAG oo ah barnaamij ay aqoonyahanada somaliyeed kaga doodaan hadba arimaha siyaasadeed ee bulshada somliyeed su’aalaha badan iska weydiiyaan,
barnaamijkana waxaa marti noogu ahaa golaha1960
Prof:Cabdirashiid cabdiraxman Warsame, DR Cabdikariin Axmed Maxamed iyo Dr; maxamud Ali Geeldoon.
