Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag mudane maxamud ciyoon ayaa golaha1960 uga waramay xaalada guud ee gobolka sida wadada ceeldaahir iyo roobabka.

  Waraysigan uu gudoomiyaha gobolka Sanaag uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugaga hadlay xaalada guud ee gobolka sida xaaladda caafimaad ee magaalada Dhahar,Roobabka da’ay ee abaarta lagaga baxay,Wax ka qabashada biyaha togagu badda ku darayaan.

Sidoo kale wuxuu ka  hadlay Bilowga wejiga labaad ee wadada CEEL DAAHIR iyo CEERIGAABO  oo hadda gaadhey wakhtigii Daamurka iyo Jayga la saari lahaa, lana soo gaadhay wakhtigii shacabku ka qayb qaadan lahaayeen dhamaystirkeeda.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha,Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *