waraysi/xildhibaan cabaas cali ibrahim,khilaafka dowlada federalka iyo jubaland,doorashadii jubaland,celeema saarka axmed islaan —–
|Waraysigan oo aad u xiisa badan su’aalo aad xasaasi u ahna aanu ku weydiiney Xildhibaan Cabaas Cali Ibrahim (GOLAHA1960) ,anagoo ka waraysaney Xildhibaanka qaabka ay ku yimaadeen Xildhibaanada uu ka tirsan yahay kuwaasoo doortay Madaxweyne Axmed Islaan (axmed madoobe). Khilaafka Dowlada federalka iyo jubaland iyo aqoonsi la’aanta doorashadii Axmed Islan ee D/federalka ah
Sidoo kale waxaanu weydiiney cidda ka soo qaybgeleysa caleemasaarka iyo Diyaaradii dhowaan ka degtay Magaalada kismaayo halkey ku dambeysey.Sidoo kalena waxaanu ka waraysanay Madaxweynayaasha kale ee lagu doortay Magaalada Kismaayo sida Xidig iyo Seeraar iyo arimo badan oo kale———-
Q 1aad .qaabka ;oo soo xulay xidhibaanada jubaland.
Q 2aad (waraysi xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya.
Weriye Dhegood