Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi/ maamulka iyo odayaasha golaha1960 waxay tacsi u dirayaan ummadda somaliyeed iyo eheladii marxuum maxamed abshir

 

Tacsidan oo ay si qiira leh hawada ugu marinayaan ummadda somaliyeed,  qoyska iyo eheladii marxuum Janaraal Maxamed Abshir Mataan oo ku geeriyoodey dalka Maraykanka Maamulka iyo odayaasha golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan.

Waxay ilaahay uga baryayaan inuu ilahay janada ka waraabiyo Marxuumka iyagana samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *