Wararka
Ciidamada maamulka Puntland ayaa Rasaas ku furay dad Shacabka ah oo dhigay Isku soo bax ay ku taageerayeen Dawladda Soomaaliya, waxaana la Arkayey Muuqaalo laga duubo dad shacab
Read More
Wararka
War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga ay si qoto dheer uga doodeen sidii doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha ugu qabsoomi
Read More
Wararka
Waxaa soo Baxay Ajandaha Shirka Arimaha Doorashada Looga hadlayo ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, Kaasi oo Qaadan doona Laba Maalin ayna ka qayb geli doonaan Madaxda DF Soomaaliya
Read More
Waraysi
Aqoonyahanku wuxuu Golaha1960 uga waramay Taariikhda dhulka lagu magacaabi jirey Jubbaland ee maanta qaybina ay ka tirsan tahay Somaliya qaarna Dalka Kiiniya iyo heshiiskii INGIRIISKA iyo TALYAANIGA. Sidoo
Read More
Wararka
Dawladda Kenya ayaa qoraal ay soo saartey waxay ku sheegtay in sababta ay dacwadda badda uga qaybgali weyday ay tahay; Cadaalad darrada maxkamadda ICJ, xanuunka Covid19 oo hoos
Read More
Wararka
Gole loogu magac daray Golaha Badbaadada Qaranka ayaa goor dhow loogaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancadde ayaa akhriyay War-Saxaafadeed ay ku mideysan yihiin
Read More