Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Waraysi/Madaxweynaha dowlada puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyey golaha 1960

sawirka gaasMadaxweynaha dowlada puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,ayaa siiyey waraysi golaha 1960. golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo dhinacyo badan uu kaga hadlay sida arimaha siyaasadda somaliya hadda meesha ay marayso ,shirkii magaalada kismaayo ka dhacay dhowaan,waxqabad la’aanta  dowladda federalka mudadii ay xilka haysey,mashaariicda horumarineed ee puntland ka hirgalay , kuwa hadda ka socda iyo mutaqbalka halka uu rajeynaayo iney gaadho puntland dhinaca horuumarka,shirar doceedyadii dowlad goboleedad u dhexeeyey ,sidoo kale wuxuu hadal dardaaran iyo tusaalaynba isugu jira u soo jeediyey qurba joogta somaliyeed ee ku nool dalalka dibada,isagoo ku dhiiri galiyey inay dalkooda maalgashadaan dalkuna uu iyaga sugayo.

Weriye   Dhegood

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *