Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

aqoonyahan faysal cabdi rooble oo ka warbixiyey socdaalkiisii dalalka geeska africa, dhibaatooyinka oromadu ku hayso dadka somaliyeed iyo itijaah la’aanta dowlada somaliya

    Warbixintan aadka u balaaran ee Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan oo uu kaga faalooday Socdaalkiisii dalalka geeska Africa sida Itoobiya Iyo Kiiniya .

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble wuxuu aad ugu dheeraaday Dhibaatada iyo dilka ay Qoomiyada Oromadu ku hayaan dadka Somalida ee Degan dhulka somalida ee ay Itoobiya gumeysato,taasoo aanu waxba ka qaban Raiisal wasaaraha Itoobiya iyo weliba Taageera la’aanta iyo xariga uu ku hayo maamulka Cabdi Cumar.dadkaasi somalida ee Oromadu  dhibaatada ku hayso.

Sidoo kale Aqoonyahan Faysal Rooble wuxuu ka hadlay Jileeca iyo Itijaah la’aanta dowlada madaxweyne Farmaajo oo weli sidii Dowladihii hore ay weli hay’ado samafal iyo wasiirada dowladu ay  ku shirayaan Dalka Kiiniya dalka gudihiisana laga soo cararayo ,Waxqabad la’aanta golaha fulinta Somaliya iyo aqoondarada haysata inta badan golaha wasiirada Somaliya iyo ARIMO BADAN OO KALE.

Weriye Dhegood.

Saadaalnews.net,Puntlandes.com Golaha1960.com iyo websaydho badan oo kale

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *