cod/ waxqabadkii golaha1960 sanadka 2016ka uu bulshada somaliyeed u qabtay Mohamed Hassan | December 26, 2016 | Waraysi | No Comments Barnaamijkan oo aad u xiisa badan oo dadweynaha dhegeysta mumbarkana ka ah golahan ay ku qiimeeyeen waxqabadkii sanadka 2016 uu bulshada somalida u qabtay golahani sida falanqaynta siyaasadda somaliya ,wararka, barnaamijyada waxbarashada,caafimaadka , waraysiyada siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada somaliyeed iyo dhamaanba barnaamijyada arimaha bulshada ee faaiidada u leh bulshada somaliyeed. . Related Posts waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag mudane maxamud ciyoon oo ka waramay fashilkii iyo hungowgii doorashadii s/land ee gobolada sanaag iyo hayland No Comments | Nov 14, 2017 waraysi/ cabdiraxman shiikh gablax itoobiya iyo somaliya diin ahaan ,ganacsi ahaan iyo dhaqan ahaan heshiiskan oo kale uma geli karaan No Comments | Jun 21, 2018 waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble,go’aankii badda ee ka soo baxay maxkamada aduunka ,guusha iyo guuldarada go’aanka ee dalalka somaliya iyo kiiniya. No Comments | Oct 13, 2021 waraysi/ gudoomiyaha rugta ganacsiga beeraha iyo wershadaha puntland mudane maxamed caydiid No Comments | Sep 14, 2019 About The Author Dhegood Add a Comment Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment:*Name:* Email Address:* Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.