Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cod/ujeedadii loo aasaasay iyo waxqabadka golaha1960 uu u qabtay bulshada somaliyeed

sawirka golaha

Barnaamijakan aanu ugu magac daray ujeedooyinkii loo aasaasay  iyo waxqabadka Golaha1960.Waxay ka qayb galayaasha barnaamijku ku soo bandhigeen waxqabadka dhabta ah ee ku salaysan kor u qaadidda garaadka siyaasadeed ,aqooneed ,isku xirnaanta iyo isjacaylka ummadda somaliyeed  ee uu golahakani  ku howlan yahay  una soo gudbiyo wakhti walba.

Sidoo kale waxay aad uga hadleen Barnaamijyada kala duwan ee faaiidada u leh ummadda somaliyeed ee Aqoonyahanada iyo howl wadeenada golaha1960 u soo gudbiyaan bulshada somaliyeed ee caalamka ku nool.Sidoo kale waxay  golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin ku amaaneen Waraysiyada Siyaasiyiinta iyo Madaxda somaliyeed oo hal doorkooda had iyo jeer lagu casuumo golahan ayna kala socdaan  meesha ay marayaan siyaasadda dalkoodu wakhti walba.. 

Weriye Dhegood.

ka qayb galayaasha;   CAARE,    DHEGOOD      ENG AXMED

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *