Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ Prof: cisman salaad xirsi,soo bandhigii spectrum shidaalka badda,sahamintii iyo ceelasha shidaal ee somaliya laga sameeyey,muranka badda ee somaliya iyo kiiniya

   Waraysigan oo cilmi baaris iyo warbixino muhiima oo ku saabsan heerarkii uu soo maray Sahaminta iyo baarista shidaalka lagu sheego dalka Somaliya iyo shirkadihii iyo sanadihii kala duwaan ayka sameeyeen dhulka iyo badda Somaliya iyo macluumaadkii ay soo ururiyeen shirkadahaasi ayaa Prof: Cisman Salaad Xirsi siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan

      Sidoo kale Prof: Cisman Salaad ka warbixiyey warbixintii balaarayd ee Shirkada Spectrum ku soo bandhigtay dalka U K taasi oo shirkadaha caalamka indhahooda  soo jiidatay warbixinihii ay hambaarsanayd oo uu ka warbixiyey.

        Sidoo kale waxuu ka waramay muranka Badda somaliya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kiiniya ,Nooc cabir ee labada dowladood ku doodayaan, Dalka yeeshaana faiidada uu ka helayo baddaasi iyo dhulkaasiba..

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *