Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dood/ dood aad u xiisa badan ayaa dhex martay g/hore baarlamaanka puntland siciid xasan shire ,xildhbaan abshir siciid saalax,ex xildhibaan maxamud cabdi cadooyo,iyo ja’hliyadaha puntland iyo jubbaland

    Doodatan aadka u xiisaha badan oo lagaga hadlaayey Golaha1960  sababaha keenay in la baarlamaanka puntland xasaanadda kala noqdo wasiiradii puntland,maamul xumada ,aminiga dhaqaalaha iyo sicir bararka ka jira puntland.  Doodan oo aad u xiisa badan waxay noqotay Doodii ugu xiisaha badnay ee sanadahan dhex marta masuuliyiin kala duwan ayna ka qayb qaateen  Gudoomiyaha ja’hliyaha Puntland ee midowga gudiga dhexe URUB  Siyaad Ali Jamac iyo gudoomiyaha jahliyadda jubaland ee N/Amerika Cabdiweli Warsame

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *